Multicultural and Multi-ethnic Societies

This UNESCO programme encourages research on the interconnection of identity problems with the development of democracy (1). The decline of the two main systems of thought which have dominated contemporary history – liberal universalism and Marxist universalism – in fact the end of the great empires, has coincided with an increase in nationalism, religious fundamentalism and a whole range of xenophobic and racist attitudes. These phenomena seem to us to be exerting a decisive pressure on social development and have in the past given rise to events with tragic consequences for humanity, ranging from wars between nations in the nineteenth century to totalitarian regimes, Fascism, Nazism and Stalinism. It is distressing to find this return to identity ” values ” taking place within a context of acute economic crisis world-wide today as in the 1930s. ” Identities ” which set themselves up as standards and have no place for otherness and difference belong to the logic of totalitarianism. The social context, like the intellectual environment in which this explosion of ” identities ” is taking place, gives us good reason to dread developments similar to those that resulted in totalitarian systems and the Second World War.

Read more »

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Madaxweyane Shariif oo Suxufiyeenta Muqdisho qaarkood Casho ugu sameeyay Xarunta Madaxtooyada. (Daawo sawirada)

8-April-2012-(MMG) Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa casho sharaf u sameeyay Suxufiyiinta Muqdisho qeyb ka mid ah, iyadoo xafladaasi uu joogay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, Wasiirudowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ahna kusimaha Wasiirka Mudane Maxamed Cabdi Kaamil,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane C/risaaq Cali Yuusuf(Bahlaawi), Wariyeyaal ka kala socday Warbaahinta Qaranka iyo kuwa Madaxa banaan.

Read more »

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed oo ka Digay Hanjabaado Wariyaasha Kaga Imaanaya Shakhsiyaad Kala Duwan (Warbixin Iyo Sawiro)

Muqdisho (MMG) Masuuliyiin ka tirsan Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ oo maanta shir jaraa’id ku qabtay hotelka Saxafi International ee magaalada Muqdisho ayaa ka digay hanjabaado joogto ah oo beryahan dambe madaxda NUSOJ iyo wariyaal caan ah ay u soo dirayeen shakhsiyaad isugu jira kuwa dalka jooga iyo kuwo dibadda ku sugan.

Read more »

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Somalia: Fourth Journalist Killed Since Year Began

PRESS RELEASE

New York — Somali authorities must immediately investigate the murder of a radio journalist who worked for the country’s leading independent broadcaster and ensure the perpetrators are brought to justice.

Mahad Salad Adan was the fourth journalist killed in Somalia since the beginning of the year.

Unidentified assailants shot Adan at around 5 p.m. near his home in Beledweyne, the capital of the central Somali region of Hiran, according to local journalists and news reports.

Read more »

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Munaasabad furitaan ah oo loo sameeyey Idaacad cusub oo ku soo biirtay idaacadaha ka howlgala magaalada Muqdisho

3.04.2012 - Munaasbadi xariga looga jarayey Dalsan Radio oo maanta lagu qabtay hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiiro, xildhibaano, ururada bulshada rayidka, ururka suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed, rugcadayaal saxaafadeed, fanaaniinta Wabari, dhalinyaro, bahda isboortiga, axsaabta siyaasada iyo dhamaan qeybaha bulshada.

Munaasabada furitaanka idaacadan oo aheyd mid si toos ah ay dadka reer Muqdisho iyo gobolada ku dhaw dhaw ay ugala socdeen mowjada Dalsan Radio ee 91.05 ayaa waxaa dhamaan mas’uuliyiinti ka hadashay munaasabada ay isku raaceen in waqtiga ay ku soo beegantay iyo magaca ay wadataa uu ka tarjumayo iney wax ka badali karto xaalada uu dalku ku jiro.

Read more »

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Somalia: Journalists Discuss Media Law At a Workshop Held At the Nusoj Conference Hall in Mogadishu

Mogadishu — The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) organized a one-day Media Law Consultative Workshop which was held at the NUSOJ Conference in Mogadishu on 28 March 2012. The workshop was supported financially by Mustaqbal Media Corporation (NMC) a local Radio station based in Mogadishu.

Read more »

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Muqdisho: Wariye dil ka badbaaday

2012/03/25 - Wariye Muxudiin Xusni oo dhaawac uu kaga yaallo wadnaha korkiisa. Madaxa wararka ee idaacadda Shabeelle, Muxudiin Xasan Maxamed (Xusni) ayaa ka badbaaday isku day dil oo ay ku qaarajin lahaayeen koox bastooladu ku hubeysnaa, xilli uu marayay agagaarka Shaneemo Muqdisho. Muxudiin oo Shabeelle la hadlay ayaa sheegay in mid ka mid ah raggii doonayay inay qaarajiyaan ay ku adkaatay inuu si dhaqse ah ula soo baxo bastooladdii lagu dili lahaa, waxaana ay taasi fursad u siisay inuu goobta ka baxsado. Muxudiin waxa uu sheegay in markii uu cararay rasaas ay ku rideen dableydii uu ka badbaaday, inkastoo xabbadi ay ka sartay wadnaha korkiisa. Ciidamada ilaalada gudoomiyaha degmada Wadajir, Axmed Daaci oo goobta soo gaaray ayaaa weriyaha ammaankiisa la wareegay, waxaana ay geeyeen xarunta idaacadda Shabeelle oo ku taalla agagaarka garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.

Read more »

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Dood cilmiyeed looga hadlayay dilalka loo geysanayo Suxufiyiinta oo maanta Muqdisho lagu qabtay

Thursday, March 15, 2012 (Moment Media Group) - Dood cilmiyeed looga hadlayay dilalka sii kordhaya ee Wariyeyaasha ka howl gala Soomaaliya iyo sida loo hormarin karo aqoontooda ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda, Saraakiisha Ammaanka iyo Ururada Bulshada.

Read more »

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Yaa ka Dambeyo Dilalka Wariyayasha Soomaliyeed ? “187 Wariye ayaa la dilay 6 Sano gudahood “

10.03.2012 - Burbukii Ragiimkii Siyaad Barre kadib oo ey ka soo wareegtay 21 Sano waxaa Dalka kadhacay Colaado Sokeeye waxaana burburay adeegi guud ee Bulshada sida: Caafimaadka, Waxbarashada, iwm. Gabi’ahaan Bulshada Soomaaliyeed Waxaa saameeyay Barakac Baahsan iyo Burbur Hantiyadeed, waxaa soo foodsaartay Shaqa la’aan baahsan.

Read more »

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Saxaafadda Ka Hawlgasha gobolka Bari oo Xiriirka u Jartay Wasaaradda Amniga Puntland [Sawirro]

Saxafi Wellcome oo Go’aanka Saxaafadda u akhrinaya

Boosaaso Bahda Saxaafadda ee ka hawlgasha gudaha gobolka Bari ayaa maanta soo saaray go’aamo dhowr ah oo la xiriiray tacdiyo,handadaad iyo qalab ka qaadid oo ugu danbeysay dhacdo shalay dhexmartay koox Suxufiyiin ah iyo Ilaaladda Wasiir kuxigeenka 2-aad ee amniga Xukuumada Puntland Cabdijamaal Cismaan Maxamed.

Read more »

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Blog at WordPress.com. Theme: Adventure Journal by Contexture International.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.