Benadir (Moment Media Group) - According to reliable historical evidence, th Benadir region had been in existance long before Christopher Columbus in 1492 discovered America and is not as some people believe that it began to exist only with the Italian occupation at the beginning of the last centuary. It’s worth mentioning that in this respect the name”Benadir” itself must have a particular significance for the Banaadir community as do the names of other regions. When in 1332 Ibn Battuta paid a visit to the city of Mogadisho, he found it entirely inhabitated by Banaadiri community and described it as a flourishing city in East Africa. All these presuppose that the old region is their original homeland notwithstanding the outragious assertions of the new comers who think that they should not rightfully be regarded as Somali citizens.Yet, it’s officially recognized that population of Somalia consists of three main ethnic groups: Somalis, Bantu, and Banaadiri.
Until 1950, the Benadir region was a vast territory that lies between “Warskhiikh” a place distants some 180 km North-East of Mogadisho and Ras Kamboni on the border with Kenya. From the coastal side emerged the old cities of Mogadsho (the capital), of Marka, of Brava, of Kisimaio, and the ralated islands while the agricultural side there were all the fertile lands laid between the 2 rivers Jubba and Shabeli populated by people who had many things in common including the culture. I am not not exaggerating if I say that, in general, all the people of Southern regions had similar culture based on certain practices and attitudes which together virtually excluded the idea that a member of the society could kill another, or steal another.
The Map of the Benadir region was completely changed and its inhabitants became a minority group in their own region in the very different circumstances of the Post-in-pendence period in Somalia because of the prevailing Government policy that encouraged the people of arid lands of the Northern regions to settle in the fertile land of Southern regions, especially in the fertile lands of Benadir region. Indeed, years of overwhelming migration and later years of invasion during the course of the civil war led to the occupation of a substantial portion of its vast territory. No wonder, now what remaining of Benadir region is only the city of Mogadisho and surrounding area. Poor the Banaadiri community!!
With respect to the expected political change, I could say that the concept of the Federal Government at National level along with Autonomous States at local level to be established throughout the National territory, remains an accepted objective for a Federal Republic in the near future and for a real change.The proclamation on the issue has created among the people certain expectations about the actions of both the TFG and the TFP which have a commitment to providing equal opportunity for all regardless of their ethnic background. Nevertheless,until now only the people of the Northern regions have been granted the opportunity to decide for the future of their regions which already turned into States while the people of the Southern regions are deprived of such a opportunity. What is the criteria for selecting the Autonomous States? It’s most likely that some regions have an advantage over others to meet the criteria in question as some ethnic groups had over others in the context of the power sharing.
The idea of Federal system in Somalia was originally conceived by Ustad Osman a native fellow of the district of Afgoi in the Lawer Shabeli region when the existing 6 regions (Mijurtinia, Mudug, Hiiran, Upper Jubba, Lower Jubba, and Benadir) were still at their first stage of formation. The late Ustad Osman was concerned about the migration which affected in general the life of the people of Southern regions; but a strong opposition meant to nulify the efforts made bythis activist, apparently, from motives of expedient selfinterest. That is all.
(Moment Media Group)
Ururka SNU oo maanta si rasmi ah u doortay Hogaan Cusub
Muqdisho March 20, 2012 (Moment Media Green) - Kullan ay maanta isugu yimaadeen beelaha Banaadiriga ee ku dhaqan gudaha gobbolka Banaadir ayaa waxa ay ku yeesheen Hotel-ka Shaamow ee magaaladda Muqdisho. Kullanka ayaa ujeedkiisu ahayd sidii guddoomiye cusub iyo ku xigeeno loogu dooran lahaa in uu yeesho ururka SANU. Ururka SANU ayaa waxa uu yahay urur ay ku mideysan yihiin beelaha Banaadiriga ee gobbolka Banaadir waxaana ka soo qeyb galay kullankaasi dad isugu jira Xildhibaano, Culimo udiin, Wax garad iyo Siyaasiyiin. Kullankaasi ayaa waxaa lagu doortay guddoomiye cusub oo uu yeesho ururka SANU, kullankaasi waxaa gudoomiye loogu doortay inuu noqdo Shariif Maxamed Siidii waxaana doorashadiisu ay u dhacday qaab gacan taag ah ugu dambeyntiina halkaasi lagu ansixiyey inuu noqdo guddoomiyaha rasmiga ee ururkaasi. Waxaana sidoo kale kullankaasi guddoomiye ku xigeen loogu doortay Xildhibaan Caamir Axmed Shakeeti waxaana sidoo kale halkaasi looga doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad Marwo Fahmo Axmed Nuur. Kullanka doorashada kadib ayaa waxaa halkaasi kula hadlay saxaafadda gudoomiyaha cusub ee ururkaasi Shariif Maxamed Siidii waxa uuna sheegay in maanta wixii ka dambeeya ay la shaqeyn doonaan cid waliba oo ka shaqeyn doonto nabadda. Guddoomiyaha ayaa sheegay in magaaladda Muqdisho aysan deganeen kaliya hal qabiil oo qabiilo badan ay degan yihiin waxa uuna hoosta ka xarriiqay in dhankooda ay gacan ka geysan doonaan soo celinta nabada Soomaaliya. Gudoomiyaha ayaa ugu dambeyn xusay in iyagu ay yihiin urur oo aysan ahayn dowlad ayna si dhab ah ula shaqeyn doonaan cid waliba oo ka shaqeyneyso amuuraha nabada Soomaaliya.


Muq.203.2012ka…..Munasabad balaaran oo ay ka qeeyb galeen, xubno iskugu jiray Xildhibaano, Columaa-udiin, Wax garad, Siyaasiyiin, Aqoonyahano,

haweyn iyo dhalinyarro ka tirsan beelaha banadiriga soomaliyeed iyo marti sharaf lagu casumay munadabadaasi ayaa maanata lagu qabtay xarunta Hoteelka shaamoow ee magaladda muqdisho.

Munaasabadan oo uu soo qaban qaabiyay ururka SNU ee 69 ka Sanno jirsaday ee ay leeyihiin beelaha Banaadiriga soomaliyeed ayaa waxaa uu si rasmi ah maanta u doortay Godoomiye cusub, kaas oo lagu magacaabo Xildhibaan shariif Maxamed saydii iyo 3 Xubnood oo ah ku-xegeenadda

ururkaasi, kuwaasi oo kala ah Kuxegeenka koowaad Xildhibaan Fahmo axmed Nuur, Labaadna uu u doortay Xil. Caamir axmed maxamed shakeyti iyo sedexaad oo uu u doortay Xildhibaan Maxamed Shiikh Abdi, kuwasi oo lagu doortay codka gacan taagga ah.

Gudoomiyaha Cusub ee uururkaasi Xildhibaan Shariif Maxamed Saydii ayaa helay Cod dhan 95 Cod oo ay u dhan yihiin dhamaan Golaha dhexe ee ururka SNU ee beelaha banaadiriga soomaliyeed halka gudomiye kuxegeenka 1aadna uu helay 83 cod, halka kuwa kalana ay u codeeyeen dhamaan gudiga fulinta ee ururka SNU.

Ururka SNU oo la aas aasay sanadkii 1943dii ayaa maanta waxaa mar kale loo caleema saaray gudoomiye Cusub iyadoo Uururkani uu muddo ka badan 4 sanno uu soo haayay gudoonka ururkasi Inj.Aweeys cadde,

oo haatan dalka dibadda uga maqan,iyadoo uu gudoomiye kuxegeena uu ahaa Axmed iikar Xaaji C/Laahi oo isagu haatan si haatan kumeel gaaaanr u haayay hogaanka uururkaasi kaas oo maanta si rasmi ah xilkii ururkaasi ugu wareejiyay Gudoomiyaha cusub ee haatan la doortay.

Hadal kooban oo uu munasabadaasi ka jeediyay siihayaha gudoonka ururkaasi SNU Axmed Iikar Xaaji C/Laahi waxaa uu sheegay in ururka SNU la aas aasay sanadkii 1943dii waxaana uu xusay in uu ururku soo maray marxaladdo kala gegedesan

ujeedadda loo aas aasayna ay aheeyd sidii uu uga qeeyb qaadan lahaa siyaasadda dalka iyo soo celinta xuquuqdda ay leeyihiin beelaha ku abtirsadda ururkaasi ee banaadiriga ah, waxaana uu xusay in maanta hogaanka ururka loo doortay

gudoomiye Xildhibaan shariif maxamed saydii oo uu sheegay inuu yahay shaqsigii uururka siyaasad ahaan ku haboonaa, waxaana uu mahad gaar ah u jeediyay xubnahii ururka sida habsamidda laheeyd ee ay ula soo shaqeeyeen mudaddii uu soo haayay hawlaha ururkaasi SNU.

Gudoomiyaha cusub ee ururka SNU Xil.Shariif Maxamed Saydii iyo kuxegeenadiisa oo munasabadaasi ka hadlay ayaa sheegay inaysan wax hawl ah qaban Karin haddii aysan gacan ka helin guud ahaan beelaha ku abtirsada Ururkaasi

waxayna xuseen inay si habsami leh u gudandoonaan hawlaha loo doortay,waxayana ka codsadeen beelaha ku abtirsadda ururka inay gacan siiyaan si ay ugu fududaato hawsha baaxadda leh ee hortaalla xiliyadda fog iyo kan kan dhaw

Munasabadaan oo ay ka qeeyb galeen xubno gaaraya 340 Xubnood oo iskugu jiray golaha dhexe ee ururka iyo qeybaha kala duwan ee beelaha ku abtirsadda ururkaasi

sida Xildhibaano, culimo, waxgarad, aqoonyahano, dshalinyarro, haweeyn iyo marti sharaf kale ee lagu casuumay ayaawaxaay ku soo gabagaboowday sidii loogu talagalay.


Muqdisho (Moment Media) Ka dib kulan ay maanta ku yeesheen Beelaha Banaadiriga ayaa waxay doorteen gudoomiyaha Ururka SNU oo ay ku mideesan yihiin Beelaha Banaadiri. Maxamed Sidii oo ka tirsan baarlamaanka KMG oo ay u doorteen xubnaha ka qaybgalay kulan gudoomiyaha Beelaha Bnaadiriga ayaa wuxuu ka hadlay Doorashadiisa iyo waxa uu xiligaan qabanayo. Ururka SNU ee Beelaha Banaadiri ayaa kulan uu maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho wuxuu doortay ilaa iyo xubnood oo hogaan u noqda Ururkaan. Kulankaan ayaa waxaa ka soo qaybgalay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka KMG Soomaaliya masuuliyiin ka tirsan ururkaan iyo xubno kale oo ka mid ah waxgaradka banaadiriga. Xubanaha ururka SNU ee beelaha Banaadiriga ayaa waxay u doorteen in uu gudoomiye u noqdo Maxamed Siidii oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka KMG Soomaaliya. Sidoo kale Fahmo Maxamed Axmed ayaa iyana waxaa loo doortay gudoomiye ku xigeenka ururka beelaha banaadirga xili ay ka maqaneet kulankaan. Caamir Axmed Jakeeti ayaa sna waxaa loo doortay gudoomiye ku xigeenka labaad ee ururka SNU ee Beelaha Banaadiriga ay ku mideesan yihiin. Mudooyinkii ugu danbeeyay ayaa waxaa jiray cabasho ay qabeen dadka ka soo jeeda beelaha banaadiriga waxayna ka cabanayeen dowlada KMG oo ay sheegeen in aysan siin xaquuqdii ay ku lahaayeen. Waxaana sidoo kale ay magaalada Muqdisho ka dhigeen banaanbax cabasho ah oo ay kaga cabanayeen dowlada KMG ah ayagoona sheegay in si gaar ah loo faquuqay.

















